War wanaagsan oo laga soo saaray xaalada cudurka COVID-19 ee dalka Somalia

Kulanka ay yeesheen guddiga qaran ee ka hortaga cudurka covid-19 oo ahaa  qaab muuqaal ah oo loo adeegsaday Mareegta Internet-ka ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray qiimeyn  ku saabsan saameynta uu dalka ku yeeshay safmarka Covid19 iyo hoos u dhaca ka muuqda heerka faafidda cudurkaasi. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre … Continue reading War wanaagsan oo laga soo saaray xaalada cudurka COVID-19 ee dalka Somalia